Xildhibaan Dhaliil Xoogan usoo jeediyay Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo katirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dhaliil xoogan usoo jeediyay Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka uu sheegay in ay ku fashilantay shaqadii laga rabay. Waxa uu sheegay Xildhibaanka in Hay’ada NISA bilaawday in Twitterka Qoraalo ku baahiso markasta oo magaalada Muqdisho ka dhacaan qaraxyo iyo Dilal, waxa uuna xusay … Continue reading Xildhibaan Dhaliil Xoogan usoo jeediyay Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka